Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib ... more
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.
October 09, 202567. Nadaafada iyo udiyaargarawga Roobka deyrtaFalis Abshir Guuleed, Xubin ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyoDaahir Maxamuud Cilmi, Agaasimaha Arimaha Bulshada Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo...more1h 32minPlay
September 19, 202566. Khatarta Tahriibinta DadkaSahra Maxamuud Maxamed, Xubin ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobalka Mudug iyo Hanad Cabdi Faarax, Iskuduwaha Wasaardda Warfaafinta Wacyigalinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug...more1h 36minPlay
September 04, 202565. Ciiddu AastayMaymuun Calinuur Gayfane, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug iyo Siciid Cabdulaahi Kulmiye, oo ka mid ah Suxufiyiinta Gobalka Mudug...more1h 32minPlay
August 07, 202564. Toogo si aad gool u dhaliso, ee ha toogan si aad qof u dishoNigeeye Cabdi Xuseen, Xoghayaha ciyaaraha degmada Gaalkacyo iyoXuseen Cabdirisaaq Baliile, Ciyaaryahan...more1h 18minPlay
July 17, 202563. Doorka ay bushada ka ciyaarta Nabadda iyo dib u heshiisiintaKhadra Cabdulaahi Cali, Xubin ka mid ah Haweenka Nabadda ka shaqeeya iyo Nabadoon Cabdulaahi Cabdi Xasan...more1h 17minPlay
June 19, 202561. Waxbarshada iyo DeegaankaXamdi Cabdiqaadir Maxamed, Madaxa Waxbarashada degkada Ee waaaaradda waxbarahsada iyo Caydiid Cismaan Maxamuud, Macalin...more1h 21minPlay
June 05, 202560. Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ay Bulshadu XoojineysoNasteexo Cali Xasan, ganacsato kasoo jeeda Galmudug iyo Maxamed Cabdi Ilmi, AGAASIMAHA GUUD ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug...more1h 11minPlay
May 22, 202559. Dadaal wadajir ah ayaa deegaanka ka dhigay mid nadiif ah oo la jeclaan karoBarnaamijka Garasho-wadaag taxanaha 59-aad waxaan si qotodheer dheer uga hadalnay Ololaha nadaafadeed Ee mudada todobaadaka ah ka socda Gaalkacyo oo ay si wadajir ah uga qeyb qaadanayaan Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Xildhibaan Maryan Sheikh Xasan oo ka tirsan golaha deegaanka Gaalkacyo iyo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Nabadda....more1h 21minPlay
May 08, 202558. Isbadal indhaha iyo dhagaha u roonDeeqo Diiriye Diirshe, oo ka mid ah Haweenka Degmada Wisil iyo Baashi Cali Xaashi, Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Gobolka Mudug...more1h 32minPlay
FAQs about Garasho-wadaag:How many episodes does Garasho-wadaag have?The podcast currently has 76 episodes available.