Kabasho
Download on the App Store
  • Ranking

    15th

    on Islam

  • Favorites

    122

    Followers

  • Latest release

    3 weeks ago

  • Typical duration

    34 min

    per episode

Based on Podcast App listening data

All Kabasho episodes

  • Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries

    Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn?  Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    30 min
  • Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries

    Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Β Β 

    Dhagaysi wanaagsan 🌸

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    35 min
  • Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism

    Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka.   Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    22 min
  • Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism

    'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.Β 


    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    38 min
  • Ep:23; Bahdilaad|Bullying

    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo. Β Β 


    Dhagaysi wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    39 min
  • Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame

    Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba. Β Β 

    Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    33 min
  • Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

    Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto. Β Β Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    37 min
  • Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death

    Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    46 min
  • Ep:19; Urugo|Grief

    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    36 min