Kabasho
Download on the App Store
  • Ranking

    15th

    on Islam

  • Favorites

    122

    Followers

  • Latest release

    3 weeks ago

  • Typical duration

    34 min

    per episode

Based on Podcast App listening data

All Kabasho episodes

  • Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload

    Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada?Β 

    Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

    Ka falceli xilqaddan 😊

    34 min
  • Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation

    Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada.Β 

    Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.

    Ka falceli xilqaddan 😊

    46 min
  • Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex

    Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    38 min
  • Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage

    Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.


    Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    31 min
  • Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt

    Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Β Β Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Β 


    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    39 min
  • Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living

    Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.


    Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    29 min
  • Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing

    Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Β Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Β Β 


    Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    44 min
  • Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness

    Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Β Β Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    34 min
  • Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding

    Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Β 


    Dhagaysi wanaagsan.

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message

    Ka falceli xilqaddan 😊

    33 min