
Sign up to save your podcasts
Or


Based on Podcast App listening data
Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay.
Dhagaysi wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan?
Ka falceli xilqaddan π
Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa.Β
Dhagaysi wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.Β
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa.Β
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Β
Ka falceli xilqaddan π
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.
Ka falceli xilqaddan π
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.
Dhagaysi wacan.
Ka falceli xilqaddan π
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi.Β
Dhagaysi wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π