Sign up to save your podcasts
Or

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaynu qeybteenaan wareysanay Kaltun Abdulahi Guuleed oo ku taqasustay kobcinta iyo koriinka caruurta, qaasatan caruurta da'da yar. Waxay Kaltun nala wadaagtay sidaan caruurta u kobcin lahayn jir ahaan, maskaxiyan iyo shucuur ahaanba, iyadoo cilmigii maadiga iyo tii diinigaba dhinac walba ka eegtay.
Heesta horudhaca waxaa iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Heesta dhamaadka ee la yiraahdo 'Ubadkaa mudnaanta leh' waxaa iskaleh Aar Maanta.
https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc&ab_channel=AarMaanta-Topic
Wixii su'aalo oo ku saabsan kobcinta caruurta da'da yar nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan horay xalqadeenii 3-aad uga hadalnay aasaaska tarbiyada oo aan ku tilmaamnay inay tahay: Inaan soo saarno jiil kalsooni leh, aamin ah, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba.
Haddaba maanta waxaan dib ugu noqonaynaa xalqadaa oo aanu u gudagalno aasaaska tarbiyada.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Waxaan dhageystayaasheena weydiineynaa su'aal ah, miyeeynu u baahan nahay inaan soo saarno dating Somali App? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadan waxaanu ka hadli doonaa dhalinyarada iyo guurka. Ma u baahan nahay inaan hagno? Hadeey nooga baahan yihiina, sideen u hagnaa iney lamaane ku haboon doortaan?
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Waxaan dhageystayaasheena weydiineynaa su'aal ah, miyeeynu u baahan nahay inaan soo saarno dating Somali App? Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qeybteena waxaan kaga hadli doonaa sida dhaliyaradan looga caawin lahaa inay fikradahooda iyo mabd’a khaas u ah ay u samysan karaan, adigoo aan fikradahaaga ku khasbayn. Haddaba sidee ayuu waalidka taa uga caawin karaa?
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa taxano cusub · Oo aan kaga hadli doonaa dhalinyarada markay soo gaadhaan d’ada 18-ilaa 24 oo ah da'da ay u gudbayaan nolosha dadka waaweyn. Taasoo laga filayo masu’uuliyad, go’aan qaadasho iyo ineey xil isa saaraan. Waxaa dhalinyaradaani lasoo gudboonaado caqabado badan. Haddaba waalidnimadeena ma waxeey ku egtahay ilaa ay 18 jir noqdaan mise weey sii socotaa. Haddaba ka dhageyso qeybteenaan.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Kusoo dhawaada qeybteena labaad ee maandhaye iyo maandhaqe. Hanna waxay qeytani nooga hadleysa daaweynta iyo ka hortaga. Waxay kaloo Hanna wax inooga sheegi doontaa dardaaran ay ugu tala gashay waalidiinta.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Maxaad ka taqaanaa maan dhaye iyo maan dhaqe. Cudurada ku dhaca ama dhibaatooyinka ku yimaada maanka waxaynu u baahan nahay inaan kala garano, si aan ceebeynta iyo takoorka bulshadeena iyo dadkeenaba. Qeybtaan waa qeybta hore oo ay Hanna inoo kala dhig dhiigeeyso waxay ku kala gedisan yihiin maandhayaha iyo maandhaqaha.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa caafimaadka maanka iyo cudurada ku dhaca dhimirka/maanka ee dhalinyarada. Waxaan wareeysanahay Asma Dhamac oo ku taqasustay cilmi nafsiga, una ololeysa sida ay bulshada Soomaalida u fahmi lahaayeen caafimaadka iyo cudurada ku dhaca maanka. Waxay xalqadeena Asma kaga hadleysaa sideey dhalinyarada iyagana u ogaan lahaayeen caafimaadka maanka iyo waxyaabaha ay sameeyn lahaayeen si ay uga hortagaan. Waxay kaloo Asma ka hadashay sideey waalidiinta iyo bulshadana u taageeri lahaayeen dhalinyarada.
Asma waxaad kala xiriiri kartaa YouTube channel-keeda oo la yiraahdo Sirta Maana: https://www.youtube.com/channel/UClxzq7cuXnnhKhFUfXVKT9A
iyo Instagram @asmadhamac.
Heesta aan kusoo gabagabeyneyno xalqadeena waxaan kasoo qaadanay Aar Maanta iyo heesta Ubadkaa mudnaanta leh: https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena waxaa marti noogu ah Afrah Adan oo nooga hadleysa howlaha ay qabato oo ku saabsan sida loo xoojin lahaa isku xirnaanta waalidka iyo ubadkiisa. Waa wareysi qalbigeena taabtay, Afrah nalama wadaageyso keliyo howlaha ay qabato, oo waxay nala wadaageysaa qibradaheeda waalidnimo.
Heesta aan kusoo gabagabeyneyno xalqadeena waxaan kasoo qaadanay Aar Maanta iyo heesta Ubadkaa mudnaanta leh: https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc
From the publisher's feed
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel…