
Sign up to save your podcasts
Or


Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qeybyenaan waxaan ku wareysanay gabar Soomaaliyeed oo ka shaqeeysa adeega bulshada (Social Service/Socialtjänst) ee Iswiidhan. Iyadoo aan weydiineyno sababaha keenta in ay adeega bulshada ay kala wareegto caruurta waalidkooda.
In this episode, we have interviewed a social worker from Sweden about the causes of removing children from their parents.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qeybteenaan waxaan wareysi la yeelanay hooyo Soomaali oo degan Sweden, iyadoo noo gala hadleysa caqabada waalid in lagu noqdo qurbaha. Waa qeyb aad u xiiso badan oo wax badan nagu soo kordhisay oo aan aad ula dhacnay. Waxaan fileynaa inaad idinkana ka heli doontaan.
In this episode, we have interviewed a Somali mother living in Sweden on the challenge of being parent in another context and country than yours. This is one of our favorite episodes. Hope you also enjoy it.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena 2aad waxaan ku soo qaadanaynaa hababka tarbiyada caruurta qaasatan sidaan ugu tarbiyeeyn lahayn qurbaha.
In this second episode, we will be discussing parenting styles and how we can parent our children in the context of diaspora.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Xalqadeena 1aad ee sannadkan cusub waxaan ku soo qaadan doonaa , hababka tarbiyada caruurta ee wadankeena laga isticmaali jiray.
In this first episode of this new year, we will be discussing the different parenting styles and which parenting styles were used back home.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Motivation episode - would you like to change yourself?
Maadaama uu sanadka cusub inagu soo fool leeyahay, waxaa wanaagsan inaan ka fikirno sanadkii nasoo dhaafay iyo kan soo socdaba. Haddaba ka dhagaysta qeybtaan sidaan wax isdaga badali lahayn habdhaqankeena si aan u kobcino farxada qoyskeena.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, caafimaadka hooyada, sida aan u kobcin leheen maskaxda caruurteena. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba.
We are so excited to share this episode with you. This episode is a summary of all of our previous episodes regarding parent's health and brain development of our children. We will also answer your questions that you have sent through Ladnaan podcast Instagram and our email.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. This is the second episode in which we will talk about the children's brain from 1 year to three years.
Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iyo ineey waxbartaan. Waalidku wuxuu u kobcin karaa maskaxda ilmiisa dhowr siyood. Waxaan qeybtan labaad ka hadleynaa sida aan u kobcin laheyn maskaxda caruurta jirta 1 sano ilaa 3 sano.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
The first three years of a child’s life are critical for learning and development. As parents, we can develop our children's brain in different ways. For the coming two episodes, we will share with you how we can do that.
Sedexda sanadood ee ugu horeysa nolosha caruurta waa xilli aad u muhiim ah kobacooda maskaxda iyo ineey waxbartaan. Waalidku wuxuu u kobcin karaa maskaxda ilmiisa dhowr siyood. Waxaan labada qeybood ee soo socda idinla wadaagi doonaa sidaad sameeyn laheyd.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan barnaamijkeena kaga hadleynaa caafimaadka dhimirka ee waalidka iyo saameynta ay ku leedahay caruurta. Qofka bini’aadamka duruufa badan oo lasoo gudboonaada ayaa waxay sababaan inay dhibaato maskaxda ama dhimirka ah u keenaan. Dhibaatadaas oo muddo gaaban ama dheer qofka saameyn ku yeelata.
In this episode, we talk about mother's mental health and its effect on the child.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Waxaan labada barnaamij ee soo socda kusoo qaadan doonaa caafimaadka hooyada iyo saameynta uu ilmaha ku leeyahay. Qeybtan hore waxaan kusoo qaadaneynaa caafimaadka hooyada iyo ilmaha caloosha ku jira ama uurjiifta.
Wakhtiga uurka ay hooyadu leedahay waa wakhti xasaasi ah. Nafaqada hooyada, hormoonada iyo dhaxal sidayaasha ama genes ku, waxay Ilamaha u saameeyaan si soke iyo si qoto dheer ahba.
For the upcoming two episodes, we will talk about how the mother’s health has an effect on children. For this episode, we will talk about mother’s health and its effect on the fetus.
Pregnancy is a vital time of growth and development during which maternal nutrition, hormones and genes significantly influences the future health of both mother and baby.
From the publisher's feed
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel…