
Sign up to save your podcasts
Or


Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan idinla wadaagno barnaamijkeena maanta. Qeybtan waxaan kusoo koobeynaa qeybaheenii hore ee ku saabsanaa, waalidnimada, aasaaska waalidnimada iyo dowrka uu jaceylka ka qaato isku xirnaanta waalidka iyo ilmihiisa. Waxaan kaloo qeybteenaan ka jawaabi doonaa su’aalihiinii aad noogu soo dirteen Ladnaan podcast intagram iyo meylkaba.
We are so excited to share this episode with you. This episode is a summary of all of our previous episodes regarding parenting, the fundamental of parenting and how the love of parenting is fundamental for the parent-child attachment. We will also answer your questions that you have sent through Ladnaan podcast Instagram and our email.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qeybteenaan 3-aad waxaynu ka hadleynaa waa maxay dowrka uu jaceeylku ka cayaaro waalidnimada, xiriirka waalidka iyo ilmihiisa iyo koriinka ilmaha? Haddaba ha moogaanin.
In this episode 3, we will discuss what has love to do with parenting, parent-child relationship and child development? You don’t want to miss this episode.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Aasaaska tarbiyada waa inaan soo saarno jiil ad adag (qawi) kalsooni leh, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba, Midda kalena waa inaan soo saarno jiil amiin ah. Ilmaha lagu barbaariyay in shaqsiyadooda iyo shucuurtooda la dhiso waxay noqonayaan kuwa cabiri kara shucuurtooda iyo waxa ay aaminsan yihiin, waxayna noqonayaan caruur ama jiil jaceyl u qaba dadka kale.
The foundation of our parenting is to develop a strong, confident, self-sufficient, loving children. Moreover, to foster a generation who have a strong iman (believe). Emotionally supported and raised children have self-confidence and can easily express their needs an opinion within the community, they are considerate members of the community with compassion towards others.
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qeybteena koowaad waxaan uga hadleynaa, waa maxay waalidnimada? Ma xirfad la bartaa mise waa mid uu ilaahay inagu dhaliyay? Miyuuse waalidka u baahan yahay inuu barto siduu ilmihiisa u barbaarin lahaa?
Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/music Art by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stpr
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Kusoo dhawaada Podcastigaan cusub ee la magac baxay Ladnaan. Looguna tala galay hooyooyinka, aabayaasha iyo inta isku diyaarineysa ama rajeyneysa ineey noqdaan waalid. Haddaba qeybtaan horudhaca ah waxaan jecelnahay inaan ka hadalno sababta aan u dooneyno inaan soo bandhigno Ladnaan podcat kaan.
Barnaamijkan waxaa idiin soo tebin doona laba saaxiibo oo ku saaxiibay ineey is baraan kalana bartaan horumarka qoyska, tarbiyada caruurta iyo kobcinta shaqsiyada gaar’aahaaneed.
From the publisher's feed
Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel…