Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

By Sveriges RadioNews
Download on the App Store

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen episodes

  • Somaliska 20110812


    "Waa in maxkamad la horkeeno dagaal-oogeyaasha Soomaalia". Dsl-jire dalkan uga ahaan jiray Soomaaliya ayaa fkir middaa ku saabsan ku soo ban-dhigay maqaal wargeeyska SVD. "Darka Maadda" - buug cusub oo la xiriira sheekooyin qosol leh..
    30 min
  • Somaliska 20110811


    Ka bixitaanka Al-shabaab ee Muqdisho iyo saameeynta ay ku yeelan karto xaaladda abaaraha. Dhaqaalaha taakuleeyn ee dalkani u fidiyo dadyoowga abaaruhu ku saameeyeen Soomaalia.
    30 min
  • Codka 110805


    Waalidiintu door intee le`eg ayey ku leeyihiin waxbarashada dhallaankooda. Isticmaalka iyo cabitaanka shiishaddu caafimaad ahaan sigaarka ma dhaamaa mise waaba ka daran yahay.
    29 min
  • Somaliska 110804


    Dood ku saabsan gaajada iyo abaaraha soomaaliya ka jira. Maadaama qoraxdu aysan ka dhicin goobo ka mid ah woqooyiga dalkaan Iswiidhan muslimiinta goobahaas dagani goorma ayey afurayaan diinta islaamkuna maxay ka qabtaa?
    30 min
  • Somaliska 110715


    Dad iyo ururo soomaaliyeed oo u istagey in ay lacago u uruuriyaan dadka gaajada ugu tabaaleeysan dalkii Soomaaliya. Tababaraha caalamiga ah ee soomaaliyeed Jaamac Maxamuud Karaaciin iyo fanaanadda caanka ah ee Ikraam Maxamad Caraale ayaa nagu soo booqdey xarunta idaacadda Radio Sweden.
    30 min
  • Codka 2011-06-30


    Nidaam la dhaleeceeyay e eka jira iskuullada Hoose/dhexe ee dalka. Maxay middaa ka qabaan qaar ka mid ah waaldiinta, macallimiinta iyo cilmibaareyaal soomaali iyo iswiidhish Isuzu jira.
    30 min

About Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

From the publisher's feed

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah