Baaritaan cusub ayaa muujiyay in dhallin-yaro aan tira badneeyn isticmaalaan cinjirka galmada ee kondomka. Dawladda oo aan iminka mudnaanta koowaad aan siinayn dembi-faleedyada la xiriira naceeybka jir iyo jinsi diidka. Maxay ilmuhu u gashadaan dharka islaamaha, maxaase loo midabeeyaa baalasha digaagga? Su`aashaa jawaabteedu waa ciidda Påsk-iga ayaa la soo gaaray.