Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

By Sveriges RadioNews
Download on the App Store

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen episodes

  • Codka 2011-06-16


    Waalidiin uu aqoon-kororsi ugu xirmay xaafadda Rinkeby. Gabar soomaaliyeed oo ka mid noqotay dadyoowga ka hadli doona barnaamijka idaacadda ee kuleeylaha. Xaflad sannadkii saddexaad loo qabtay arday ka qalin-jabisay dugsiyada hoose/dhexe iyo dugsiga sare.
    30 min
  • Codka 2011-06-09


    Dood ku saabsan soomaalida Iswiidhan oo mawjaddii ugu horeeysey oo qaxooti ahi ay soo gashey muddo labaatan sanadood imminka laga joogo aanu ku eegeeyno wixii u qabsoomey wixii ka qaldamey iyo waxa mustaqbalka laga filayo. Dood baarlamaanka dalkaani maanta ka yeeshey nidaamka Fas 3-ga loo yaqaano.
    30 min
  • Codka 2011-06-03


    Soomaalida Stockholm oo u damaashaadaysa 6-da juun oo ah maalinta qaranka dalkaan Iswiidhan. Mutacalimiinta soogalootiga ah oo qaar ka mid ah ay ku adag tahay in ay xirfaddooda ku shaqeeystaan.
    30 min
  • Codka 2011-05-27


    Takhasus ku saabsan xiriirka soomaalida kala dhexeeya rugaha caafimaadka oo laga soo jeediyey jaamacadda Göteborg. Ururka Amnesty International oo konton jirsadey. Dhalinyaro soomaaliyeed oo markii ugu horeesey booqasho u aadey dalalka ay soomaalidu ka dagto geeska Afrika si ay dhaqanka dadkooda u soo sahamiyaan.
    30 min
  • Codka 2011-05-16


    Aratchi kurke sas e regionalne alosarimata ande Örebro thaj ande Västra Götaland. Kote kerdas pe jekh dujto politicno alosaripe pala kodo ke chi naklas o paluno alosaripe ando September sar khaj trobusardov Kote naklas e Socialdemokraterna thaj e Sverigedemokraterna maj feder. Aratchi sas vi e bershesko khedipe - årsmöte khaj o RKC stockholm o romano kulturako centro, shunena sar naklas kado khedipe. Kana avel o milaj mishkij pe vi e romani migracia katar e maj chorre thema ande europa ande maj barvale thema. Adjes shunena so jekh rom anda Slovako vorbij pa kadi migracia te rodel pe peski baxt.
    31 min
  • Codka 2011-05-13


    Maxkamadda sare ee socdaalka oo jawaab la xiriirta hooyo soomaaliyeed dib ugu celisay hayadda socdaalka. Bannaan-bax ururrada afrikaanka oo shalay ka dhacay faras-magaalaha. Doorshooyinka qaarkood oo axadda dib loogu noqon doono.
    30 min
  • Codka 2011-05-12


    Socdaalkii wasiirka is-dhex-galka ee Malmö oo soomaalida qaarkood is qabqabsi ku dhaliyay. Soomaalida Mreeykanku maxay kaga wanaagsan yihiin soomaalida Iswiidhen.
    30 min
  • Codka 2011-05-06


    Cabsi soomaalida ku dhaqan Iswiidhen ka haysa iney ka hadlaan ururka Al-shabaab caqabaddiisa. Rag ka mid ah oo aaneay cabsidaa ku jirin iyo waxa uu kaga duwan yahay. Caqabadda khamaarka oo ku sii badanaya soomaalida.
    30 min

About Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

From the publisher's feed

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah