Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

By Sveriges RadioNews
Download on the App Store

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen episodes

  • Codka 2011-03-24


    Xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga oo kulan aan joogto ahayn ku yeelan doona berito Istockholm. Bulshada taabacsan in la xiro warshadaha quwadda korontada ee ku shaqeeya nuclearka oo aad kor ugu kacday.
    30 min
  • Somaliska 110311


    Shirkadaha xawaaladda oo ay ku adag tahay in ay buuxiyaan shuruudaha lagu xirey. Dhawaantaan oo nawaaxiga Göteborg laga bilaabey qorshe lagu ogaanayo baahida ay dadka afrikaanka ahi siiba soomaalidu u qabaan vitamin D-ga. Sidee loo arkey madaxda cusub ee la soo jeediyey in ay hogaamiyaan xisbiga sooshaldemoqoraati-ga.
    30 min
  • Radio Romano 2011-02-24
    Ando Shvedo alo o angluno trine bershengo raporti so kerdjape buti e natinalne minoritetienca. Andi Bulgaria but roma roden jekh poshukar djivdipe ani Evropa. Palo maribe savo hine ano Kosovo o Roma nashti te irinenpe ke pire khera thaj odola save djivdine ano Kosoavo itane ane phare djivdipaske kondicie. Ani Spania kerdilope jekh incidenti prekolo jekh romani chaj savo e roma keren manifestacie e gadjenca te achaven achukha aktia. Ando Ungro e Roma ljilje te sikljon romane te na bistrolpe e romani chib thaj nevo si kaj kamolpe vi e gajden save kamen te sikljon romane shaj te aven ano kursia.
    30 min
  • Somaliska 20110224


    Julian Assange abuurihii bogga internetka ee Wikileaks oo maxkammad ku xukuntay in Iswiidhen loo soo fara-geliyo. Bannaan-bax ka dhacay dhowr magaalo laguna taageerayay Soomaalida soo-galootiga. Xaaladda dalka Liibiya.
    30 min
  • Somaliska 110218


    Soomaali dalkaan sharciyo looga diidey qaarkoodna xabsiyo ku jraan si soomaaliya dib loogu celiyo oo ka walwalsan warar la isla dhexmarayo. Boqorka dalkaan Carl Gustav-ka 16-naad oo booqanaya Malmö dhallaan soomaaliyeedna u soo bandhigayaan cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaalida.
    30 min
  • Somaliska 110217


    Shirkad ay gabar soomaaliyeed madax ka tahay oo laba biladood oo qiima leh ku guuleeysatey. Daraasad ay ciidamada ammaanku dalbadeen si loo xaqiijiyo dadka u ololeeya ururka Al-shabaab oo walwal ku abuurey soomaalida ku nool magaalada borås.
    30 min
  • Somaliska repris 2011-02-04


    Hogaamiyeyaasha EU-da oo kulan ka yeeshay xaaladda dalka Masar. Farriin uu xisbiga Dooggu u diray xisbiyada dalka maamula lana xiriirta xaaladda qaxootiga soomaalida. Wadaad sheegay inuu cudurka kaankarrada daweeyn karo.
    30 min
  • Somaliska 110203


    Hayadda SIDA oo isugu yeertay Soomaalida sidii ey uga qeyb-qaadan lahayd nabadeeynta iyo dhismaha dalkooda. Carwadii filimmada ee magaalada Gothenburg oo lagu soo bandhigay filin looga hadlayay carriga Ogaadeenya ama kilinka shanaad iyo wareeysi aan arrintaa kala yeelanay Amiin Barkhadle, Maxamed Cali iyo Gudoomiyaha ururka daladda ururrada ugaadeenya.
    30 min

About Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

From the publisher's feed

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah