Hay`adda socdaalka ayaa lagu dhaliiley in ay dalkaan ka masaafuriso ,dad qaxooti ah oo qaba cudurada halista ah HIV. Kulan markale loogaga arrinsanayey banaanbaxii ka dhacay magaaladda Göteborg oo ay dhaliilo iyo eeddo ay ka soo baxeen. Kulan ka dhacay xaafada Rinkeby.