-Yaa ku guuleeystey abaalmarinta Nobelka nabadda ee sanadkaan oo maanta lagu dhawaaqey? -Dhallinyaro siminaar ku qabtey xarunta baarlamaanka kuna soo bandhigey buug lagu dhiirigalinayo dhallaanka soomaalida . -Mashruuc ka socda gobolada koonfureed ee dalkaan Iswiidhan oo ku saabsan sidii lagu meeleeyn lahaa soogalootiga dalkaan ku cusub. -Mudaharaad ay soomaalida carriga Gävle isugu soo bexeen,khadka ayaanu kula xiriirney.