Dhallinyaro 22 iyo 26 jir ah heysta dhalashada dalkan Iswiidhen asal ahaanna ka soo jeedda Soomaaliya oo maxkamad lagu soo taagay magaalada Götebrog lana xiriirta argagixisnimo. Heesaha dhallaanka oo markii ugu horreeysay lahu soo saaray buug iyo cod, Bashiir Cabdulle Cismaan ayaa soo saaray.