Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

By Sveriges RadioNews
Download on the App Store

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen episodes

  • Codka 110128


    Maxkamadda rafcaanka Göteborg oo dib u eegeeysa xukun horey loogu ridey laba wiil oo asal ahaan soomaaliya ka soo jeeda. Cabdicasiis Salaad oo ka mira dhaliyey halgan uu u galey in xaafaddiisa loo ogolaado in baabuurta bilaash lagu dhigto fiidkii. Fiitamiin D-ga iyo cudurada nuqsaantiisa ka dhalan kara.
    25 min
  • Somaliska 110127


    Shirkado maraakiib Iswiidhish ah oo u hub uruursadey sidii ay isaga difaaci lahaayeen burcadbadeedka. Baarlamaanka dalkaan Iswiidhan oo ka doodey xagjirnimada. Rugta xaafadda Tensta oo dhallaanka shaqo-guriga looga caawiyo oo toban sano jirsatey.
    30 min
  • Codka 2011-01-14


    Caalin ka deeyriyay doodaha is-dhex-galka bulshooyinka kala duwan. Sannadkii tagay oo muqaadaraadka qaadku aad u soo galay dalkan. Shahaadooyinka looga baxo dugsiyada hoose/dhexe laguna galo dugsiyada sare iyo shahaadooyinka dugsiyada sare oo la soo jeediyay in abiil laga qaadan karo
    30 min
  • Somaliska repris 2011-01-13


    War-bixin la xiriirta dhallaanka aan qaan-gaarin ee loo galmoodo. Boliiska Magaalada Malmö oo dib u eegaya dacwo hore aan wax looga qaban lana xiriirta qooys soomaaliyeed. Dhallaanka oo ku sii badanaya iyo shaqaalaha oo ku yaraanaya iskuulaadka galinyada dhallaanku fasaxa yihiin iskuulka dabadii.
    30 min
  • Somaliska 110107


    Xisbiga xagjirkaa ee Sverigedemoqoraati-ga oo farta ku fiiqey xildhibaan Abdirizaaq Waabari oo asal ahaan Soomaaliya ka soo jeeda. Dawladda Iswiidhan oo lacago u qoondeeysey sidii looga hortagi lahaa in dhallinta muslimiinta ah ee dalkaan Iswiidhan ay ku biiraan kooxaha argagixisada u ololeeya.
    30 min
  • Codka 20101231


    Dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa sanadka 2010-ka. Soomaalida iyo dhibaatooyinka ka heeysta keenista eheladooda. Dalka Denmark oo qabtey rag argagixisnimo lagu eedeeyey.
    30 min
  • Codka 20101230


    Dad argagixisnimo lagu tuhmey oo Denmark lagu qabqabtey. Gurya la`aanta heeysata soomaalida qaarkeed. Somaliska Bazaar oo la qorsheeynayo in Göteborg laga furo.
    29 min

About Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

From the publisher's feed

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah