Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice on caring for your pet’s wellbeing. - Warbixintan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in xayawaanka rabbaayadda ah si joogto ah loogu geeyo dhakhtarka (Veterinary) si loo xaqiijiyo caafimaadkooda. Waxayna si gaar ah u sharraxaysaa waxyaabaha laga filan karo xarumaha caafimaadka xayawaanka ee dalka Australia, sida baaritaannada joogtada ah, talaalka, iyo talooyinka ku saabsan daryeelka guud ee fayo-qabka xayawaanka.