Sign up to save your podcasts
Or

Siyaalo kala duwan ayay dadku u maareeyaan waqtiga badan ee guryaha lagu jiro. Mariam Issa waxay leedahay beer guriga ku taal ay ka baxaan qudaaro iyo dhir badan, halkaas ayayna waqti badan galisaa oo ku nasataa.

Waxaa jira qoysas aan xaq u lahayn lacagaha dawlada Australia bixiso, kuna waayay shaqooyinkoodii xanibaadaha coronavirus. Gurmad Somali Releif ayaa qoysaskaas qaarkood gargaar u fidiyay.

Agaasimaha xiriirka Jaaliyadaha Puntland Cumar Shire ayaa nooga waramay xaaladii u danbaysay ee khasaaraha la dhashay daadad ku dhuftay magaalada Qardho.

COVID-19Safe APP waxaa lasoo bandhigay Axadii bisha Abriil 26, markiiba waxaa mobile-dooda ku soo rogtay malaayiin qof

From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners