SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

Download on the App Store

SBS Somali - SBS Afsomali episodes

  • SBS News Somali: Warka Arbaco 4 March 2026
    Warka maanta oo arbaco ah waxaa ka mid ah wararka dagaalka bariga dhexe ka socda iyo wasiirka tamarta Australia oo ku boorriyey shacabka in aanay boobin shidaalka, maaddaama Australia haysato shidaal ku filan soddomeeyo maalmood.
    15 min
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026
    Wax-soo-saarka beeraha ee Australia ayaa la saadaalinayaa, inuu ka badan doono boqol bilyan oo doollar sannad-maaliyadeedkan, laga bilaabo Luulyo 2025 ilaa Luulyo 2026. Wasiirka Gaashaandhigga ee Australia, Richard Marles-na, wuxuu xaqiijiyay in aanay Australia ka qayb qaadanin tallaabooyinka milatari ee haatan ka socda dalka Iiraan.
    6 min
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 2 March 2026
    Warka maanta waxaa ka mid ah wararka dagaalka ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen Iraan iyo Xildhibaan Barnaby Joyce oo ka tirsan xisbiga One Nation oo ka digey dhibaato ku timaadda dhaqaalaha iyo kaydka shidaalka Australia, xiritaanka marinka Hormus awgeed.
    5 min
  • More than style: How First Nations fashion is growing in Australia - Australia Explained: Sida dharka (lebbiska) First Nations ugu fidayo Australia
    If you’ve spent any time in Australia, you’ve probably noticed how relaxed the style is. You might notice activewear, surf brands and casual clothes everywhere. But there’s another side to Australian fashion. Aboriginal and Torres Strait Islander designers have been creating clothes and accessories for thousands of years — and that work is very much alive today. You’ll see it on runways, in global fashion campaigns and in everyday clothing. Find out what makes First Nations fashion different, how it connects to the environment and what you should be aware of if you want to wear it. - Waxaa Australia ka jira nooc ama moodo kale oo dhar ah oo Australia lagaga lebisto, laakiin aanay dadka Australia soo degaa horey u ogaannin. Waana kuwa dadka dhulka loogu yimid ee Aboriginal-ka iyo Torres Strait Islander-ka oo la isku yiraahdo First Nations. Qaybtan Australia Explained, waxay ku baraysaa sida uu dharka dadka First Nations uga duwan yahay dharka kale, xidhiidhka ka dhexeeya cimilo-deegaanka iyo sida aad u taageeri karto hal-abuurayaasha dharke ee dadka First Nations.
    10 min

About SBS Somali - SBS Afsomali

From the publisher's feed

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada…

More shows like SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Khmer - SBS ខ្មែរ by SBS

SBS Khmer - SBS ខ្មែរ

10 Listeners

A speaking centenary of immigration - مئوية هجرة تحكي by SBS

A speaking centenary of immigration - مئوية هجرة تحكي

0 Listeners

All Things Aussie - 闲话澳洲 by SBS

All Things Aussie - 闲话澳洲

1 Listeners

Harmony in the Fast - صحت مند رمضان by SBS

Harmony in the Fast - صحت مند رمضان

0 Listeners

روز بخیر آسترالیا! by SBS

روز بخیر آسترالیا!

0 Listeners

Like Us by SBS

Like Us

3 Listeners

አውስትራሊያ ስትገለጥ by SBS

አውስትራሊያ ስትገለጥ

0 Listeners

بودكاست التأمل by SBS

بودكاست التأمل

1 Listeners

Breaking Our Silence by SBS

Breaking Our Silence

0 Listeners

SBS Examines bằng tiếng Việt by SBS

SBS Examines bằng tiếng Việt

0 Listeners

ඕස්ට්‍රේලියාවේ ජීවත් වීමේදී දැනගත යුතු කරුණු by SBS

ඕස්ට්‍රේලියාවේ ජීවත් වීමේදී දැනගත යුතු කරුණු

0 Listeners

Nuestra Música by SBS

Nuestra Música

0 Listeners

Australia In Brazil - Austrália no Brasil by SBS

Australia In Brazil - Austrália no Brasil

0 Listeners

Why I Migrated to Australia - طريق الهجرة by SBS

Why I Migrated to Australia - طريق الهجرة

0 Listeners

Anzac Tales from Greece - Ιστορίες των Anzacs απ΄την Ελλάδα by SBS

Anzac Tales from Greece - Ιστορίες των Anzacs απ΄την Ελλάδα

0 Listeners

SBS Examines στα Ελληνικά by SBS

SBS Examines στα Ελληνικά

0 Listeners

Australië tot nu toe by SBS

Australië tot nu toe

0 Listeners

SBS 学英语 by SBS

SBS 学英语

0 Listeners

SBS Examines Thuɔŋjäŋ by SBS

SBS Examines Thuɔŋjäŋ

0 Listeners