
Sign up to save your podcasts
Or


Waxaa soo jeedinaya marqaatiga nool Qoraa Saciid Jaamac Xuseen iyo Maxamed Amiin oo xubin ka ah Madasha Kulmiso. Waxaana daadihinaysa Luul Araweelo oo ayadu ah Maamulaha Madasha Kulmiso iyo Podcast-igan Kulmiso ee kuu soo gudbinaya.
Waxaa hubaal ah in aad u baran doontid Abwaan Cabdullaahi Qarshe shaqsiyadiisii wadiniyadda iyo qadiyadda ku caanka ahayd. Dhagaysi wacan.Ā
7. Nofeember, 2021.
Barnaamijkan waxaa isku soo duboriday Maxamed Caynte.
Martida waa: Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo ay kaabayaan Team Kulmiso, Xubnaha kala ah Rashiid Sh. Abdillaahi (Rashiid Garwayne, Salaad Cusmaan Rooble, Shamso Araweelo Shegow, Mahad Abdulle, Qali Farah, Abdirahman Farah (Luunge) iyo Lul Araweelo Kulmiye
1. september, 2021
Caawa waxaan ku daahfuray Clubhouse barnaamij cusub oo aan ugu magac daray NABAD & NAFTAA HADAL. Ka dib markaan zoomka ku qabanay asiga oo english "Peace & Reconciliation in 75 years" oo uu marti ku ahaa Jens J. Wilhelmsenqabsadeen oo 95 jir ah, nacayb uu Jarmalka u qabay, ka dib markay Norway 5 sano haysteen go`aansaday in uu ka mid noqdo shaqsiyaadka ka caawinaya Jarmalka iyo Jabaan oo dunidu takoortay in ay dib u xoroobaan, Waxa la isku waydiinayaa barnaamijkan WAAYAHAAGA WAXAAD U SOO JOOGTAY. Dagaal ma u soo joogtay? Haddaadan u soo joogin xanuun aad dhaxashay ma jiraa? Haddii uu jiro ma ka dawoowday mise waa kuu UTUN? Utun reeb iyo Nabadba waxaa lagu heli karaa in aad adiga isu hiilliso oo aad hadal isku dawayso. Ma doonaysaa in aad caafimaado? Diyaar ma u tahay in aad hadasho? Haddii aadan diyaar u ahayn kaalay nagayso walaalaha diyaarka u ah in ay caafimaadaan.
BARNAAMIJKAN "NABAD & NAFTAA HADAL" JIMCO WALBA AYUU JOOGTO NOQON DOONAA HADDII EEBBE INNOO SAAMAXO.Ā
Waxaa martida ka mid ah. Macallin Saciid Saalax Axmed, Salaad Cusmaan Rooble, Aar Maanta, Maryan Ruun, Bashiir Cali Hussein, Sayid Khaliifa iyo xubno badan oo ah Kooxda IFTIN, Mohamed Macloow oo asigu Kooxda Waaberi nagala joogay.
Soo diyaarinta - Shamso Araweelo Sheegoow
Daadihinta - Shamso Araweelo iyo Jabriil Nuur
Martida - Abdi Garaad
Dhextaalka iyo Farsamada - Lul Araweelo Kulmiye
Martida waa Hibo Omar and Sh. Ahmed Johari Bilaal oo ah lamaane u istaagay wacyi gelinta bulshada
From the publisher's feed