Kulmiso

Kulmiso

By KULMISOSociety & Culture
Download on the App Store

Kulmiso episodes

  • HAB TEBINTA TAARIIKHDA SOOMAALIDA

    Heesta furitaanka waxaa ku luuqaynaya kooxdii Iftiin! Heesta marka ay dhamaato dhowr daqiiqo ayaa cod la`aan ah ee iska gudbi! Mahadsanid:)

    Waxaa marti ku ah: Abdirahman Furre (British Furre) & Abwaan Negeeye HirsiĀ 


    "Qofku qiym, haybad iyo hannaan intuu doono ha la`haadee, haddii uu cidloodo ugaar buu noqon" By. Said Jama Hussein (May 9, 2021)


    4 hr 12 min
  • Faa`iidooyinka iyo Badbaadada Degaanka

    Waa qayb ka mid ah barnaamijka FAA`IIDOOYINKA & BADBAADADA DEGAANKA. Intii u danbaysay baan doobmin oo aan ka keenayaa jawaabaha Mohamed Musse Hassan oo ahaa Cilmi-Aqoolka martida ka ahaa barnaamijka.Ā 


    Heesta furitaanka waxaa curuyay 80-tameeyadii Macallin Saciid Saalax Axmed.Ā 

    57 min
  • Faa`iidooyinka iyo Badbaadada Degaanka

    Barnaamijkan waxaan ku qaadaa dhigaynaa baahiyaha wax soo saarka beeraha iyo dhibaatada degaanka aan ku hayno, iyo dhibka aan u gaysanayno degaanka saamaynta uu nolosheena ku leeyahay.Ā 

    ---
    Send in a voice message: https://anchor.fm/kulmiso/message
    1 hr 53 min
  • Tayada Tiraabta

    Barnaamijkii TIX iyo TIRAAB waa uu isku baaxad batay. Sidaa darteed waxaa la go`aamiyay in la kala reebo oo sabtina TIX laga dhigo, sabtina TIRAAB laga dhigo. Sabtidan waxaa la doortay TIraab. Martida: 2. may 2021

    Qoraayada kala ah.

    Saciid Jaamac Xuseen

    Ifraax Ciyoow

    Ibraahim Aw-Hassan Ismaaciil (Waberi)

    4 hr 13 min
  • WOMEN And ISLAM

    Martida: Sh. Mustafa Ali 29. april 2021Ā 

    Waxaan raaligelin ka bixinaynaa in barnaamijka saacadii ugu danbaysay aysan duubmin. Aad ayaan uga xunnahay taas. Balse labo saac oo ka mid ah ayaa duubmay oo aad ka dhagaysan kartaa barnaamijkan dooda Siyaasadda, Diinta iyo Haweenka.Ā 

    2 hr 19 min
  • WOMEN & ISLAM

    Martida: Sheikh Abdulkadir KishkiĀ 

    Xiriirinta: Fatima iyo Mohamed

    Waxaa Ćøagu qabtau Clubhouse 26. Abriil 2021.Ā 

    Waxay ahayd dood aad u wanaagsan oo si daahfuran la isula qaadaa dhigayay.Ā 

    30 min

About Kulmiso

From the publisher's feed

šŸ—£Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shiftšŸ‘„ šŸ—£Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada…