
Sign up to save your podcasts
Or


Taariikhda Soomaalida waxaa laga bilaabaa halkeer iyo gumaystihii markuu yimi, balse waa ka facwayn tahay oo waxa aynu leenahay sooyaal intaa ka durugsan oo hilaadii gaaraya ilaa 6221 sanno.
(Somali)
TIX & TIRAAB WAA BARNAAMIJ BILOWDAY sabtidii hore 17. Abriil 2021. Barnaamijkan sabti kasta ayuu ka baxaa Naadiga Kulmiso - Araweelo ee Clubhouse. Qaybtani waa tii 2aad. Waxaa la go`aamiyay in la kala qaado TIX iyo Tiraab oo sabti dhaah loo sameeyo. Sabtidan soo socota ee 1. May 2021 Waxa la qaadaa dhigayaa qayb Tiraab ah.
From the publisher's feed