TEAM KULMISO WAA INTA AAN SHEEGAY OO LAGU DARAY SAADIQ LAABSALAAX. ADIGU MA TAHAY QOF XIRFADLAY AH OO LEH CILMI BULSHADU U BAAHAN TAHAY? MA QOONDAYN KARTAA WAQTI AAD KU KAABTO BULSHADEENNA? FADLAN KU SOO BIIR TEAM KULMISO. MAHADSANID 🙏🏼
12. Abriil 2021. Barnaamijkan waxaan ugu talogalay soo dhowaynta Soonqaadka oo keliya. Balse madaama barnaamijka Qoyska weligii lama duubin, waxa uuna marayaa qaybtii 6aad. Dalab dadwaynaha ka yimid ayaa ma baday in aan dulmar ka samayno 5tii qayb ee hore. Team Kulmiso waxay rajaynayaan in ay wax dheef yeeshaan barnaamijyadan. Mahadsanidii 🙌🏽 SOONQAAD SUUBAN INSHALLAH ❤️
4 hr 4 min
About Kulmiso
From the publisher's feed
🗣Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shift👥 🗣Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada…