Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
š£Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shiftš„ š£Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada q... more
FAQs about Kulmiso:How many episodes does Kulmiso have?The podcast currently has 72 episodes available.
April 12, 2021HORUDHACA ISKAASHIGA CULUMADA AQOONYAHANADA & BULSHADAISKAASHIGA CULUMADA, AQOONYAHANADA & BULSHADA WAA QAYBT 5aad EE ARIMAHA QOYSK. AFARTII QAYB EE HORE LAMA DUUBIN, BALSE QAYBTA 6aad AYAA DULMARAYSA 1aad ilaa 5aad. 5. Abriil 2021...more4h 57minPlay
April 11, 2021Iidhehda KulmisoKulmiso Waxaa aasaasatay Luul Araweelo Kulmiye 2016, kadib markii aan la midoobay Shamso Araweelo Shegow oo ah aasaasaha fikirka in la qaato magaca Araweelo ayaa qaar ragga ka mid ah fahan laāaan igu weerareen sababta aan u isticmaalayo magacan Araweelo. Waxaan is tusay markaa in ay ii weerarayaan cabsi lagu soo abuuray. Markaas baan isu bixiyay Kulmiso oo ku iri iska tuura Araweelo adinku ee Kulmiso igu qaata. Xaqiiqdiina taasi waxay siisay walaalahaa fursad ay igu bartaan. Maantana Araweelo & Kulmiso waa u simanyihiin bulshada....more1minPlay
FAQs about Kulmiso:How many episodes does Kulmiso have?The podcast currently has 72 episodes available.