
Sign up to save your podcasts
Or


07. JUN, 2021
Waxaa casharka bixinaya Ibrahim Waberi oo asigu ka tirsan Kulmiso Platform.
Waxaa caawa barti ah labo maanso oo mug iyo meeqaam leh ooo dhaqal ah. Waxaa raacay dhowr kale iyo heeso. Heesta Wabigii Aqoontoow waxaa curuyay Macallim Saciid Saalax Ahmed. Waxaana ku luuqaynaya kooxda IFTIIN.
#Kulmiso
5. Jun, 2021
Waxaa mahad ballaaran u gudbinayaa dhammaan codadka aad maqli doontaa. Waa hubaan in aragtiyaha aan isweydaarsanayno ay saamayn kugu yeelan doonaan oo sabab? waayo qofnimadaada ayaa ku diri oo ku badi. Ulajeedka si aad u fahanto dhagayso heesta ugu danbaysa ee ku soo laabo bilowga, mahadsanid. ISKA GUDBI 10 KA DAQIIQO EE UGU HORAYSA. Raali ka noqda in aanan waqti u helin oo aanan qaybo qaybo ka dhigin, balse mar aan waqti hayo baan yeeli doonaa, waa mahadsan tihiin.
OUR GUEST IS: A global advocate and relentless crusader of promoting mental health, Nabhit Kapur, from India, envisage a world free of mental health stigmas and taboos. Through his exemplary work, indefatigable spirit and passionate endeavors he has been able to bring impactful transformative changes in several parts of the world. A Psycho-Prenaur, Author, TEDx Speaker and globally decorated Ambassador of Mental Health and peace with numerous recognitions globally. Kapur is perhaps the youngest psychologist in the contemporary world, and only one from India, leading this remarkable movement to make mental health a household name.
Martida:
Cali M. Diist ni iyo Buug cusub oo uu ugu magacdaray XAKAME - Noqo qo qof iska adag naftaatana xakame.
Mustafa Ayanle
CEO & Editor In Chief Africa 21st
Century News & Galaxy 21st
Entertainmant
IS KEEN HADDII AAD ISKU MALAYNAYSO HIBO FANEED. FANKU WAA SIDAHA HIDDAHA SOOMAALIYEED.
Barnaamijka Arrimaha qoyska oo Ramadaanka fasax qaatay ayaa dib u furmay isniintii 1. Jun, 2021 ayada oo lagu daahfuray buug aad iyo aad u qiimo badan oo aayatiinka qoyska saamayn weyn ku yeelan kara haddii aad akhrisid ayaan ku daahfuray mar kale barnaamijka Arrimaha Qoysk.
Mowduuca waa siyaasadda haweenka iyo doorka haweenka ay ku leeyihiin safaaradaha.
Bacda xaalufin bay innagu haysaa oo dhaqaalaha ayeey hoos u dhigtay ee danbiil, salad, kolay, dhiil iyo haan ha la soo celiyo oo geedaha jariddda ha laga daayo. Roob la`aanta geedaha la xaalufinayo ayaa u wacan.
In Adeer Said Jama Hussein ii soo diro qoraalkan faalada iyo faaqidaada ah aad bay ii dhiiro gelinaysaa, mahadsanid adeer. Waxaan rajaynayaa in aad wax badan ka dheefi doonto barnaamijkan. Ugu danbaynta heesta ku jirta fadlan faallo sida aad u fahan tahay ah iigu soo dir [email protected] 5
Luul, my dear
From the publisher's feed