
Sign up to save your podcasts
Or


20. JUN, 2021
Waxaa barnaamijka Marti Ku ah: Sh. Mustafa Ali, Sh. Abdirizak Sugulle & Sh. Abdisamed oo si daahfuran uga jawaabaya su`aalahan soo socda.
1) Qatarta dadka in la iska tuhmo iyada oo cadeeyn loo hayn? 2) Xaguu ka yimid dad gaalaysiintu? Waase maxay waxyaabaha diidaya in qofka la gaaleysiiyo? Yaa sheeki kara in unuu gaaloobay? Ma qof kasta ayaa gaal dhihi kara?Ā
Waa Barnaamij Dhaxal gal ah oo Ayotiinkeenna wanaag u horseedi kara haddii loo qabto hawsha sida ay tahay. Shacabow duwlad waa dad dal isla leh ee afarta madaxda innoo ah keliya ma aha. Madaxdu caadiyan waa waxgarad, aqoon iyo khibrad iyo dadaal aad ku doorato si ay kuu metelaan oo aad adna adiga oo og in dadka iyo dalka laguu dhaqaaleynayo aad noloshaada adduun iyo tan aaqiro aad si xornimo leh u raacan karto. Maanta ma hayno taas ee waxaan haynaa sidee XEERO LAGU XAGTAA ILKANA KU NABAD GALAAN ee muska ka soo baxa oo iskaa wax u qabso haddaadan dadka iyo dalka wax ugu qaban karayn, fadlan wax ha u dhibin ee qashinka aqalkaaga iyo noloshaada naga maareey, bacda iyo caagga wadada ha nooga tuurin, ubadka ha naga marin habaabin, diinta ha nooga gefin ee noloshaada raaco.
GEED BEER WAA GEYI GUMAAD LA`!
GEED BEER SI AADAN GEYIGA U GUMAADIN!
GEYIGU GUMAAD GELI MAAYO HADDAAD GEEDO BEERTO!
DHIR AAN BEERNO WAA DHALAANKA AAN DHOWRNO!
DHIR BEER WAA DHIGAAL REEB!
DHIR BARBAARI WAA DHALAAN BARBAARI!
GEYIGA GUULE INNAGU GAYAAMAY WAALIDKIISU WAA BULSHADA KU NOOL! SIDA AAD U BARBAARISO UBADKA WAA IN AAD U BARBAARISAA BAY`AYDA!
Maaraynta soo bandhiga barnaamijka IYO Farsamada waa Luul Carraweelo Kulmiye
Daadihinta waa Shamso Carraweelo Sheegow
1. Martida Barnaamijka Qoyska 14. Jun, 2021
Garaad M. Ibrahim Awad - PhD In Social Anthropology, Esp.Ā Child DevelopmentĀ
2. Abdibasid Ali Mohamed - Psychotherapy Behavioral Analyst Family and AdolescentsĀ
Team Kulmiso waxaa caawa farxad u ahayd in ay u soo martido Dr. Maryan Qasim oo ah qof xog ogaal ah. 13. Jun, 2021
WAXAA BARNAAMIJKA KU MARTI AH LABO BUUG OO LA KALA YIRAA "LOOYAAN" IYO "GUUR LA QARIYAY GOORMAA LA OGAAN"
12. JUN, 2021
Barnaamijka Bulshada waxaa caawa marti ku ah Madaxda Duulista Hawada Soomaaliya oo waa dood wargelin iyo war wadaag ah. Hubaal wax badan oo aadan ogayn ayaad ogaan. Ugu yaraan waxaad ogaan doorkaaga muwaadinnimo.Ā
Madaxda martida ku ah Barnaamijka Bulshada waa:Ā
Sharcidejiye Qaran Farxiya Muumin
Agaasimeguud Cali Gacal Gaaboow, Wasaarada Gaadiidka & Duulista Hawada
Maareeye Ahmed Hassan,, Waaxda Duulista Hawada Soomaaliyeed
Wasiirka Abdirizak Adam Gedi, Wasaarada Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ee Maamulka Hirshabeele
iyo Mohamed Abuker Nuur oo ka ahaan jiray Sarkaal-sare Duulista Hawada Soomaaliya
Xiriirinta:
Shamso Araweelo Sheegow
Luul Araweelo Kulmiye
oo ah aasaasayaasha Madasha Kulmiso-Araweelo ee ClubhouseĀ
10. Jun, 2021 Caawa waxay ahayd cawo taariikhda baal ka gashay, inkasta oo barnaamijyada Kulmiso-Araweelo ama Kulmiso ay goor walba yihiin kuwo u baahnaa in waa hore la daahfuro. Madaxda caawa si gaar ah ayaan ugu bogaadinaynaa sida tixgelinta leh ay warbixinta u bixinayeen, shacabka u dhagaysanayeen oo ay waqtigoodana u hureen, inkasta oo ay yihiin howlwadeeno dawladeed oo ay waajib ku tahay intaniba haddana waqtiga oo aan ku dheeraynay baan si gaar ah uga cudurdaaranaynaa. Waad mahadsantihiin in aad waajibkiina u gudateen si daahfuran.Ā
Presented By. SOMALI HISTORY & HERITAGE CLUB Ā ATĀ
Moderates: Hodan A. & Mohamed Abdullahi ArtanĀ
Jun 8, 2021 at Clubhouse.Ā
From the publisher's feed