Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo ... more
FAQs about Somali-happyFamily Podcast:How many episodes does Somali-happyFamily Podcast have?The podcast currently has 110 episodes available.
November 11, 2023Markii aad ku jirto xaaladan Jooji, lakulanka Asxaabtada ah iyo Social MediaHalkan waxan ku so gudbiyaa Arimaha Qoyska sida Dhirigalinata,WaalidiintaTarbiyada Caruurrta iyo Hormarinta Qoyska.Sidookale Hormarinta Shaqsiga. Hadii aad qabto Fikrada wad ilawadaagi kartaa. waad ku mahadasantahay dhageysigaada....more11minPlay
November 04, 2023Su"aashan inabadan la iwadiiyey,wax yaalo malahan yurub!!Halkaan waxaan kusoo gudbiyaa Arimaha Qoyska,sida dhirigalintaWaalidiinta Tarbiyada Caruurrta iyo Hormaraka Qoyska.sidokale Dhirigalinta Shaqsiga.Kuso dhawaaw Somali-happyfamily Podcast.ilawadaag Fikirkaada iyo hadii aad Su"aal qabto intabo.Mahadsanid dhageysigaada....more7minPlay
October 28, 2023Fashilka ku yimaado Lamaanah,marka ay samaynayaan isbadal Hormar leh.Halkaan waxaad kalasoco karataa,Farxada Qoyska Harmarinata shaqsiga,Dhiirigalainta Waalidiinta Barbaarinta caruurrrta iyo Tarbiyadoda.Waad ku mahadsantahay Dhageysigaada, sodhawoow....more9minPlay
October 21, 2023Labo sababood oo keenikaro burburka Qoyska ama Lamanaha!!Halkaan waxaan kusoo gudbiyaaa Arimaha Qoyska,sida dhiirigalina Waalidiinta Tarbiyada Carrurta iyo Hormarinta Qoyska.waxaad ilawadaagi kartaa Fikirkaada iyo hadii Aaad Su"aal qabto intabo, Mahadsanid dhageysigaada....more8minPlay
October 14, 2023Hadafkaada yuu na noqonin guurso kadib na ilmadhal oo kalii ah!halkaan waxaan kuso gudbiyaa Arimaha Qoyska sida daganaasha ah Qoyska farxada iyo Barbaarinta Caruurrta mahadsanid dhageysigaada....more9minPlay
October 07, 2023Wax kaste oo Aad dhageysatid ama Aad daawato ogaw inay saamayn kugu yeelanayso.!!Wax yaalaha ladhageysto ama ladaawado waxay noqodaanbo,waxaad ogaataa inay Naftaada Samaayn ku reebayaan.maraka u door Naftaada wax Aduun iyo Akhirabo waxtar kuuleh:...more8minPlay
September 30, 2023Waa tuma Sahra, Magaca Somalihappyfamily maxaan u doortay?Somali happy family, waxaa uu katurjumayaa,Farxada Qoyska iyo Bulshada,inaay tahahay wax loo baahanyahay markaste in la hormariyo ama la Tageero.Si loo helo Qoys Nadiif ah ku dhisan Farxad.Mahadsanid walaal dhageysigaada....more11minPlay
September 23, 2023Dadka waxaa ugu liito,matabcade iyo matashiiishe!!Waxaad tahay Walid ku nool Wadamada Reer galbeedka,mashaqeysid waxaad Ilmahaaga u iibisaa bilwalibo alaab Qaali ah!:...more5minPlay
September 16, 2023Halkalmad oo hadii aad afkaada barto, Allaah agtiisa Qiimo kaleh Dadkana kugu jeclaanayaaan.Kalmada mahad naqa waa wax aad u wanaagsan, Qofkii bartana waxaa uu dareemi karaa Dagaanan,iyo naxariis kudadaal inaad orankarto Allmadulilllaah, Mahadasanid Qofka aan Dadaka u mahad celin Allaah na uma mahad celiyo.Mahadsanid walaal dhageysigaada....more8minPlay
September 09, 2023Hooyada ku dayashada mudan iyo Hooyada Waajibaadkeedi gabtay!Farqiga u dhaxeeyo Hooyada wanaagsan ee safiican ubarbaariso U Badkeeda,iyo Hooyada Aan Siwanaagsan aan U Barbaarin ubadkeeda farqiga udhaxeeyo.Walal mahadsanid Dhageysigaada,waad ilawadaagi kartaa wixii su"aaal ah....more10minPlay
FAQs about Somali-happyFamily Podcast:How many episodes does Somali-happyFamily Podcast have?The podcast currently has 110 episodes available.