Sign up to save your podcastsEmail addressPasswordRegisterOrContinue with GoogleAlready have an account? Log in here.
Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ?Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan.Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo ... more
FAQs about Somali-happyFamily Podcast:How many episodes does Somali-happyFamily Podcast have?The podcast currently has 110 episodes available.
September 02, 2023Waxaad ogaataa Qofka Saaxiibka ah inuu kula joogaayo Waqti kaaban oo kalii ah!!.Waqti aan hada joogono waxaa ka Qiima badan Waalidaka Saxiibka Qofka ah.Waxaad arkeysaa Qof waqti galinaayo Qof saaxiibkiis ah lkn Aan war ka haynin Waalidkiis!!.Hadii aad qabto wax Su"aal ah Ama Aad jeceshahay inaad ilawadaagto Fikirkaada.Igala so xariir dhanka WhataApp +43665783558 Mahadsanid walaal....more9minPlay
August 26, 2023Waxaan ma Aqaano Ama ma garanaayo ceeb ma ahan!Hadii uu Qof ku dhoho Aniga waxaan ma aqaano ama ma garanaayo,micnaheeda ma ahan inuu Qofkaas wax walibo Jaahil ka yahay. Majiro qof Aqoon ku dhashey!Waad ku mahadsanatay dhageysigaada hadii Aaad qabto wax Su"aal ah ama Fikir ah waxaad igala so xariir kartaaa,WhatsApp +43665783558...more9minPlay
August 19, 2023Manal wadaagi kartaa Ganacsiyad Qaar kamid ah,waa Su"aalihii iiga yimid Dhagystayaashayda?Malaga yaabaa inaad kulaabto waddankii markale, oo Aad nalawadaagto,Warbixinosidaan oo kala ah.waan jeclaan lahaa wax Bulshada wax u taraayo inaaan ilaso wadaago.Hadii Aaad wax Su"aal ah ama Fikir ah Aaad qabto waxaad igula wadaagi kartaa WhtsApp +4366565783558 ...more9minPlay
August 12, 2023Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah.Hadii Aad doonayso inaad Ama Aaad jeclaan laheyd in aad Wadankaadii Maal gashato,waxaa ka jiro Fursado badan oo Ay Dadku ku Baraarug sanayn!Hadii Aaad jeclaan lahayd inaaasd ilawadaagto Fikikaada Ama Aad qabto Su"aaalo,waxaad igula soo wadaagi kartaaa dhanka WhatsApp.Waan jeclaan la haa inaad ilawadaagto Fikirkaada Saliimka ah Mahadsanid.+4366565783558....more9minPlay
August 05, 2023Maxaad ka Aamin santahay wadankii Hooyo ee Somaaliya?Goorma ayaa kuugu danbeysay Somaaliya majeclaan lahayed in aad tagto?Hadii ay jawaabtaada tahay haa ilasoco inshallaah....more6minPlay
July 15, 2023Maxaa dhacaayo Guurka kadib hadii Alle ilama ku siinin dhaleecayta Bulshada dhaxdeeda?Habdhaqanka Bulshada Saamayn bay ku Reebaan Dadka Baa hiyaha Gastland qabo!!...more9minPlay
July 08, 2023Watigaada ugu qaalisan yaad siisa markii Fsaxyada la galo?Waqtigada ugu qalisan waxaa iskaleh ilmahaada,ha u ogalaanin qofkale in aad siiso waqtigaada.siiibo markii ilamahu fasax galaan.Hadii waxa su'aal ah ama Fikir ah Aaad ilawadagayso Aaad baan,u jeclaan lahaa waad ilawadaagi, mahadsanid kartaa dhan ka whatsApp,+4366565783558...more7minPlay
July 01, 2023Waalid noocee ah ayaad tahay haddii aad ku xad gudubto anshaxa?Qofkaste oo Waalid ah ama noqon rabo masu"liyad ayaa kasaar,ilaalinta ilmaha Xaquudooda, ha ogalaan in ilmaha la dhibaateeyo....more10minPlay
June 24, 2023Maxaan sameeyaa Hadii ii hagaagi wayso cabashadayda?waa Qaybtii sadaxaad gunaandakii Cagajugleynta loo gaysto ilmahaaga.Hadii kuu shaqayn waydo Cabashada aad gudbiso....more6minPlay
June 17, 2023Ha samaynin sidaan soo so socoto maxaa yeelay kuma caawindoonto!!Wax kasheegida iskoolka ilmaahagu dhigtaan,ama Macalimiinta inaad wax ka sheegto kuma caawin doonto!!...more11minPlay
FAQs about Somali-happyFamily Podcast:How many episodes does Somali-happyFamily Podcast have?The podcast currently has 110 episodes available.