
Sign up to save your podcasts
Or


Wali waxaa socda wacyi galinta tallaalka iyadoo hadda ay suurogal tahay in dadku ay fool ka fool u kulmaan.
Ururka Somali Healthcare professionals ayaa qabtay kulankoodii ugu horeeyay sidii loo qaaday xanibaadaha.
Wararka maanta waxaa ka mid ah:
Xildhibaan sheegay in gabar uu dhalay loo weeraray siyaasadiisa awgeed. South Australia oo xadkeeda u furaysa NSW iyo Vic.
Xanuunka cagaarshowga oo dad badan oo Soomaali ku jirto ay qabaan ayaa ah mid dilaa ah. Haddii aan la iska tallaalin ama adiga oo qaba aaddan ka war qabin ama adiga oo qaba aaddan xaaladiisa la socon wuxuu isu badali karaa kansar.
Dr Omar Elmi ayaa ka waramaya qatarta cudurkan.
Waa gabar Somali_Australian ah oo siyaasada rabta inay gasho iyadoo u taagan kursi ku yaal woqooyiga Melbourne.
Waxay noqonaysaa gabadhii ugu horaysay oo isu taagta kursi federal ah gobolka Victoria.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners