
Sign up to save your podcasts
Or


Dooda isbadalka cimilada ayaa xawli uga socota caalamka oo dhan. Dawlada Australia ayaa ku dhawaaqday lacag lagu bixinayo gawaarida korontada ku shaqeeya laakiin Laborka ayaa sheegay in fikradoodii ay dawladu hore uga soo horjeeday ay hadda qaadatay.
Austaralia waxaa ka jirta hay'ad la yidhaahdo Legal Aid oo dadka aan iska bixin Karin khidmadda qareennada ka caawisa inay talo sharci siiso ama u qabato qareen lacag la'aan ah. Waxaase ku xidhan shuruudo. Warbixintan ayaa sharraxaysa sida loo heli karo taageerada Legal Aid oo bilaash ah.
Guddoomiyaha jaalliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Zambia, Maxamuud Maxamed Xasan (Hiiraan) ayaa ka warramay sababtii magaalo Zambiya ku taalla looga qabqabtay dad Soomaaliyeed oo tiro badan, kuwaas uu sheegay inay badankoodii soo daayeen.
Cumar Maxamuud Dhoollawaa oo Melbourne deggan ayaa ka warramaya khibraddiisa COVID-19 isagoo bulshadana ku boorriyey inay qaataan tallaallada COVID-19 isla markaana u mahad celiyey dowladda Australia iyo wasaaradda caafimaadka ee Victoria
Dowladda Austalia ayaa soo saartay hindise-sharciyeed ku saabsan in cod-bixiyayaashu keenaan aqoonsi inta aanay codkooda ku dhiibanin doorashada soo socota. Xisbiga mucaaradka ee Labour-ka iyo Greens-ka ayaa dhaliilay hindisahaa.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners