
Sign up to save your podcasts
Or


Waxaa jira hay'ado la dagaallama musuqmaasuqa siyaasadda oo ka kala jira gobollada NSW iyo VIC. Labadan hay'adood ee NSW Iiyo Victoria, ICAC iyo IBAC - siday u kala horreeyaan - ayaa hadda ku gudo jira baadhitaano. Waxaana muddoba xisbayada siyaasadda heer qaran isla diiddanaayeen in la sameeyo hay'ad heer qaran ah oo la dagaallanta musuq maasuqa. Haddaba maxay qabtaan hay'adaasi?
Fiisayaasha muhiimka ah ee Australia ka sokow, waxaa jira fiisayaal kale oo la isku yidhaahdo Bridging Visas, kuwaas oo ku kala duwan ujeeddoyinkooda iyo shuruudaha mid kasta gaarkiisa ugu xidhan. Warbixintan ayaa sharaxaysa noocyada ugu caamsan.
Waajibaad ayaa ka saaran caruurta marka labada waalid ay kala tagaan, gaar ahaan aabaha inuu bixiyo qarashka ku baxa korinta caruurta.
Arimahaas ayaan ka waraysanay Sheekh Ciise Muuse.
Waxaa jira waajibaad badan oo saaran waalidka xataa haddii ay reer kala tagaan. Kan ugu muhiimsan waa ka war haynta caruurta dhanka dhaqaalaha iyo korintaba.
Qareen Yusuf Mohamud ayaa nooga waramaya waajibaadka dhanka sharciga ee saaran waalidka.
Doorashada ka dhacday sadex degmo oo ka tirsan Puntland ayaan ka waraysanay afhayeenka Gudiga Dooraashooyinka Puntland Cabdinuur Sheekh Isxaaq.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners