
Sign up to save your podcasts
Or


Iyadoo dilka xildhibaanka lagu eedeeyay wiil u dhashay dalka Britan laakiin asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya ayay Jaaliyada Soomaalida dalkaasi tacsi u dirtay qoyska iyo shacabka guud ee dalka.
Haddaba saamayn intee le'eg ayay arintan ku yeelanaysaa Jaaliyada?
Lacagaha daymaha ah ee loo qaato guryaha ayaa leh labo nooc oo kala ah mid dulsaarku is badali karo (variable) iyo mid dulsaarku cayiman yahay intii aad bangiga ku heshiisaan. Labada nooc ee dulsaarka midba wax buu ku fiican yahay waxna waa ku xun yahay.
Waxaa wali socda wacyi galinta tallaalka iyadoo Australia ay qarka u saaran tahay in dadka ka wayn 16 sano ay 80% ay labadda tallaal qaataan. Waxaan arimahaas ka waraysanay xubno ka tirsan ururka Somali Healthcare Professionals.
Dr Omar Elmi, Fadumo Elmi iyo Umulkhayr Suufi.
Shirkado Australian ah ayay SBS ogaatay inay hub ka iibiyeen dalal African ah oo ay Soomaaliya ku jirto.
Dalalka ayaa qaarkood lagu eedeeyay xadgudub xaquuqda binaadanka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners