
Sign up to save your podcasts
Or


Tallaal cusub ayaa loo helay cudurka dilaaga ah ee qaniinyada kaneecada laga qaado
Kadib markii COVID-19 ka dilaacay saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington sanadkii la soo dhaafay, dawlada gobolka Victoria ayaa soo dejisay qorshe ay uga rarayso qoyaska caruurta badan haysta guryaha dhaadheer haddii ay doonayaan.
Waxaa barnaamujkaas ka faa'iidaystay oo ka guuray saraha dhaadheer Sheekh Cabdirahman Magan oo hadda deggay xaafadaha woqooyi ee magaalada Melbourne.
SBS World News ayaa ogaatey inay Australia ka jiraan kooxo xag-jirka Neo-Nazii-ga ah oo muslimiinta neceb iyagoo goobaha jir-dhiska ka furtay Australia oo dhan.
Waraysi: Maxamed Catoosh oo deggan Melbourne, Australia ayaa ka hadlaya dadkii laga soo raafay Laascaanood
Dhismaha dekedda Garacad, Mudug- Puntland ayaa waxaa ka warramaya Iiman Abdillahi oo deggan Melbourne, Australia, sheegayna inuu ka tirsan yahay guddiyada dhismaha dekedda.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners