
Sign up to save your podcasts
Or


Zahra Mustaf oo deggan Melbourne, Australia ayaa warraysi wacyi-gelin ah ka bixisay tallaalkii COVID-19 ooo ay iyada iyo carruurteedu qaateen.
Gudoomiyaha degmada Diinsoor C/salaan Xaaji Siidow ayaa SBS uga waramay xaaladda nololeed ee degmada iyo dhanka amaanka.
Australia ayaa waxa ka beddelaysa sharciga lacag-siinta dadka waddanka soo degaya, laga bilaabo 2022-ka. Dadka ku yimaadda fiisayaasha badankooda ayaa sugi doona afar sannadood inta aanay sharci u yeelannin lacagaha dowladdu ku caawiso dadka sharciga u leh.
Premierka Victoria ayaa ku dhawaaqay qorshaha dib u furka gobolka isagoo shaaciyay waqtiyada lagu laabanayo iskuulada.
Mohamed garabeey oo ah macalin iskuul ayaa nooga waramay.
Waxaa soo badanayay dhawaan cabashooyin ka soo baxayay Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Turkiga.
Waxaan ka waraysanay Farah Cabdulqaadir oo ah suxufi deggan dalkaasi.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners