
Sign up to save your podcasts
Or


Victoria oo laga helay keysaskii COVID-19 ee ugu badnaa, shan dhimasho ah iyo shacabka oo looga digay dhulgariirro yaryar oo dabasocda kii weynaa. Xuduudda caalamiga ee Australia oo la furi doono Chirismaska ka hor. Coca-Cola-na waxay dib ugu yeedhatay cabitaankeeda 'Appletiser' maaddo sun ah oo ku badan awgeed.
Waxaa wali socda dadaalka lagu tallaalayo shacabka Australia. Waxaan arintaas ka waraysanay Dr Omar Salaad Elmi oo ku taqasusay cudurada faafa.
China ayaa ku tilmaantay heshiiska dhexmaray Australia, Uk iyo Maraykanka mid ku salaysan caqligii dagaalkii qaboobaa.
Iyadoo uu xowli u socdo tallaalka dalka oo dhan, Sydney ayaa wali la tacaalaysa COVID-19. Waxaa soo baxaya warar sheegay inuu COVID-19 ku dhacay qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee Sydney.
Mohamed Garabey waxa uu ka mid ah Jaaliyadda Sydney, wuxuu iiga waray xaaladda ka jirta halkaas.
Dadka qaba xanuunka dhimirka ayay u badan tahay inay ku dhacaan xanuunada jirku. Haddii aan wax la qabana, xanuunka dhimirku way ka sii daraan. Laakiin haddii waqti hore wax laga qabto qofku wuxuu ku noqon karaa nolol caadi ah.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners