
Sign up to save your podcasts
Or


Hashim Ducaale wuxuu madax ka yahay Daryeel Autism oo ah hay'ad ka shaqaysa wacyigalinta Autism-ka.
Sidoo kale waa waalid dhalay wiil qaba Autism.
Madaxda diimaha kala duwan ee Australia ayaa ka walaacsan sharuucda lagu doonayo in dadka aan tallaalnayn loo diido inay galaan goobaha qaar sida Masaajidadda.
Ballarat oo xanibaado lagu soo rogay iyo gole deegaanada Sydney oo xanibaadaha laga qaadayo.
Kenya ayaa ka mid ah dalalka ugu badan ee lacag ay ka qaataan ugu qora imtixaanada arday ku nool dalal kale.
Dad Australian ah ayaa ku dhintay weeraradii Sebtember 11 iyo qaar kale oo saamayn wayn ku yeeshay.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners