
Sign up to save your podcasts
Or


Dawlada federalka ayaa lagu dhaliilay inay aad uga gaabisay inay shirkadaha tallaalka sameeya waqti hore la heshiiyo. Laakiin dawlada ayaa diiday eedahaasi iyadoo sheegtay inay qabtay wax kasta oo awoodeeda ahaa.
Shir madaxeed looga hadlayay arimaha haweenka ayaa lagu sheegay in Australia wali ay ka jirto dhibaatooyinka haweenka.
Iyadoo ay socdaal dadaalo lagu doonayo in 80% shacabka Australia la tallaalo dhawaan ayaa waxaa soo baxaya baaqyo lagu doonayo in kooxaha nugul ee bulshada mudnaanta koowaad la siiyo.
Soomaaliya waxaa looga bartay in Madaxweyne kasta iyo Ra'iisul Wasaarihiisu is qabtaan. Si taas xal loogu helo ma in la badalaa nidaamka dawladnimada Soomaaliya?
Aqoon yahan Mohamed Hassan Dable ayaa falanqaynaya.
Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble ayaa mar kale cirka isku shareeray kadib markii ay soo saareen qoraalo iska soo horjeeda.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners