
Sign up to save your podcasts
Or


Australia waxaa xabsiyada lagu xiraa caruur aad u da'yar oo intooda badan ka soo jeedaan bulshada dalka loogu yimid. Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in arintaas wax laga qabto.
Xagee ayaad is leedahay wuu ku danbaynayaa khilaafka madaxda Soomaaliya?
Mucaaradka Federalka iyo kooxo kale ayaa ku cadaadinaya dawlada federalka inay dib uga soo ceshato lacagihii Jobkeerka shirkado la sheegay inay faa'iido badan sameeyeen.
Waxaa intii lagu jiray faafka COVID-19 soo badanayay tuugada dadka ku dhaca dhanka internet-aka ama telefoonka.
Hooyo Muumino Caynab ayaa ka warmaysa sida lacag loogala baxay akoonkeeda.
Wararka maanta waxaa ka mid ah: Weerar argagixiso oo ka dhacay NZ. Australia oo 4 milyan oo tallaalka PFizer helaysa. NSW oo diiwaan galisay tiradii ugu badnayd ee coronavirus.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners