
Sign up to save your podcasts
Or


Colaadda ka socota dalka Ethiopia ayaa gashay 10 bilood iyadoo aysan jirin xal muuqda oo lagu soo afjaro dagaalada qoymiyadaha ku salaysan ee dalka ka socda.
Abdi Garaad waa aqoon yahay bartay arimaha amaanka iyo dawladnimada.
Maraykanka ayaa wacad ku maray inay ka aargoosandoonaan kooxda IS oo qaraxyada ka gaysatay garoonka diyaaradaha Kabul.
Shacabka NSW ee qaatay labada talaal ayaa rajaynay inay helaan xoriyad ama xaquuq gaar ah kadib markii dawlada NSW ay sheegtay in go'aan noocaas lagu dhawaaqidoono dhamaadka todobaadkan.
Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa laga soo sheegay in COVID-19 ay dad badan ugu dhimanayaan.
Waraysi uu Maxamed Catoosh kaga warramayo arrimo ay ka mid yihiin saamaynta ay guusha Taallibaan ku yeelan karto xag-jirka Soomaaliyo iyo arrimo kale.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners