
Sign up to save your podcasts
Or


Madaxa ururka East African Women's Foundation ee Victoria, Fartuun Faarah, ayaa ka hadashay sida ururkeedu uga qayb qaato wacyi-gelinta bulshada ee COVID-19 iyo muhimmadda Tirokoobka (Census), iyo sidoo kale, adeegyada ay bixiyaan.
Wasiiradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland, Marwo Aamina Osman, ayaa xulka kubadda cagta ee Mudug, casho-sharaf u samaysay, ka dib markii ay kooxda gobolka Karkaar 3-0 kaga badiyeen. Cayaartaa ayaa ka mid ahayd tartanka cayaaraha kubbadda cagta ee gobollada Puntland.
Australia waxaa ka jira adeegyo xannaano carruureed (childcare) oo dowladdu qoysaska xaq u leh kabid uga sameyso xagga kharasha. Waxaana ku xidhan shuruudo. Noocyada xannaanooyinkakala duwan iyo sida ay ugu kala habboon yihiin carruurta kala da'da duwan ayaa warbixintani ka hadlaysaa.
Caawa oo bisha Agoosto tahay 10 waa habeenka tirakoobka guud ee dalka Australia.
Tirakoobka 5 sanaba mar ayaa la qabtaa.
Xisaabiye Ibrahim Said Abdi, oo qeexaya cahuur celinta (tax returns) iyo macluumaadkeeda.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners