
Sign up to save your podcasts
Or


Bashiir Axmed, waa bare iskuul oo deggan Sydney. Wuxuu ka warramayaa ardayda guriga wax ku barata xayiraadda Delta awgeed iyo sida ay u saamaysay ardayda iyo waalidkaba. Wuxuu kale oo ka hadlayaa wada shaqaynta ardayda iyo waalidka, gaar ahaan inta ardayduu guriga wax ku baranayaaan.
Feysal Axmed oo u shaqeeya Australian bureau of Statistics, oo ah hay'adda tirokoobka (census) maamusha, ayaa ka warramaya tirokoobka iyo ujeedadiisa iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ee Ausralia muhiim ugu tahay inay is tiro-koobaan.
Sheekh Ciise oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee Melbourne, Australia ayaa qaatay tallaalkiisii labaad ee AstraZeneca. Wuxuuna sheegay, inay bannaantahay waxa kasta oo la isku daweeyo oo xaaraan ahayn.
Nasteha Mohamud waxay la shaqaysaa hay'adda Hoddle oo dadka ka wacyigalisa arimaha COVID-19.
Musharixiin badan ayaa u tartamaya ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa ka mid ah musharixiintaas Dr Ali Duale. Haddaba xildhibaan noocee ah ayuu noqon lahaa haddii loo doorto baarlamaanka?
Maxaad ku dooran lahayd xildhibaanada cusub?
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners