
Sign up to save your podcasts
Or


Dood ka taagan Maraykanka oo ku saabsan in caruurta iskuulka lagu baro cunsuriyada nidaamka dalka ka jirta.
Waxaa dhawaanahan soo kordhayay dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Jarmalka oo falal danbiyo ah ku kacayay. Waxaa nooga waramay wariye Cabdirashiid Qanciye oo ku sugan dalkaasi.
Warbixin laga soo saaray Australian Human Rights Commission ayaa lagu sheegay in dadka muslimiita ah ee Australia, badankoodu la kulmeen nooc takoor ah.
Weriye madax banana, Ismail Ibrahim (Buurgaabo), ayaa inooga warramaya guud ahaan dagaallada Tigrey iyo ciidammo la sheegay in DDS u dirtay dagaalka.
Tiro-koobka Australia oo shantii sannadoodba mar la qabto ayaa dhici doona 10ka August 2021. Tiro-koobku waa Khasab. Najiitada tiro-koobku waxay dowladda ka caawisaa samaynta kaabo-yaal dhaqaale, adeegyo bulsho iwm, iyo kala mudnaantooda. Bulshaaooyinka dhowaan Australia soo galay ayaa si gaar ah loogu boorrinayaa inay ka qayb qaataan tiro-koobka.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners