
Sign up to save your podcasts
Or


Saciid Shiinle, ayaa ka warramaya arrimaha wacyi gelinta bulshada ee arrimaha COVID-19
Abdillaahi Faarah, oo Sydney deggan, ayaa ka warramay wejigii hore ee xannibaadaha, isagoo sheegay inaanay u muuqanin in xayiraaddu wax farqi ah u samaysay xagga dhaqdhaqaaqa iyo socodka shacabka.
Sheekh Abdulqadir Jimcaale, oo ka warramay sida ay xayiraadahu u saameeyen, jaalliyadda Soomaalieeyd ee Sydney deggan iyo arrimaha tallaalkaba,
Kooxaha soo-galootida ah ee Australia soo dega sannad kasta, waxaa ugu badan qoysaska. Fiisayaal kala nooc iyo magacyo duwan, shuruudohoodunu kala duwan yihiin ayay kusoo geli karaan qoysaska iyo qaraabadoodu. Muddooyin kala duwanna waa la sugaa fiisayaasha oo ay ugu dheer tahay 50 sannadood.
Xafiiska Cashuura Australia (ATO) ayaa qaaday olole ay dadkii si aan sharci ahayn u qaatay gunnadii JobKeeper, kagala soo noqonayaan. Arrtinta ayaa dad badan, oo isu haystay inay sharci u lahaayeen, werwer ku abuurtay, kadib markii ay heleen waraaq faraysa inay soo celiyaa calagtaa.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners