
Sign up to save your podcasts
Or


SBS waxay shantii sanaba dibu eegid ku samaysaa luqadaha ka baxa Idaacadda. Waxaa bilowday wada tashiyo lala samaynayo jaaliyadaha kala duwan iyo cid kasta oo danaysa Idaacada.
Warbixintan waxaa arintaas ka soo diyaariyay Abdinur Ismail.
Bulshada rayidka oo ku baaqday shir lagu iclaamiyo jadwalka doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha
Cilmi Nuur Faarax Webi ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay go'aankii maxakamadda International Court of Justice (ICJ) ka soo saartay dacwadda xuduudeynta badda ee Soomaaliya iyo Kenya
Xamdi Cali oo ah nin u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ayaa bixiyey waraysi dhinacyo dhowr ah ka eegay Tallaalada, Xannibaadaha iyo COVID-19, saamaynta ay ku yeesheen bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Victoria
Waddamada G20 ayaa ka hadlay sidii ay uu taageeri lahaayeen shacabka Afghanistan iyaga oo aan aqoonsannin xukunka Taliban
Ciise Maxamuud Dhoollawaa ayaa ka hadlaya saamaynta go'aanka ICJ ee dacwaddii xuduudda badda ee u dhexeysay Soomaaliya iyo kenya
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners