
Sign up to save your podcasts
Or


Australia waxaa dib loo furay in dalka laga dhoofi karo ama ay dadku u soo dhoofi karaan iyagoo aan u baahan doonin inay 14 maalmood karantiil galaan.
Waxaa ka waraysanay Yahye Aw Muse oo ka tirsan Oceania Travel Agency.
Dadka shaqo la'aanta ah ee Australia ayaa la sheegay inay kordheen laakiin dawlada federalka ayaa sheegtay in tirakoobkan la qaaday waqti Vic iyo NSW ay xanibaado ku jireen.
Madaxweynihii cadaanka ahaa ee Koofur Africa F.W. De Klerk ayaa hadalkiisii u danbeeyay inta uusan geeriyoon wuxuu raali galin ka bixiyay dhibaatooyinkii nidaamka midam takoorka cadaanka tirada yaraa ay waqtiga dheer ku hayeen dadka madowga ah ee dalka aqlabiyada ka ah.
Dadka ayaa looga digayaa inaysan ku dhicin qayaanooyin kooxo burcad ah ay dadka online-ka ku dhacaan.
Waxaa lagu dhiiragalinayaa inaad soo sheegto haddii lagu dhacay ama lagu qayaanay.
Xaalada dalka Itoobiya ayaa wali cakiran iyadoo ergooyin beesha caalamku ay isku dayayaan inay xal ku soo dabaalaan dalkan colaadu haraysay.
Mohamed Ismail wuxuu hore uga mid ahaa madaxda sare ee ururka ONLF.
Sidee buu u arkaa colaadan u danbaysay ee qaarka u saartay dalkan in lagu kala tago.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners