
Sign up to save your podcasts
Or


Qoyska Tamil-ka ah ee illaa 2019kii ku xidhnaa xerada tarxiil-sugayaasha, Chrismas Island, ayaa hadda loo oggolaaday inay soo dhex degaan bulshada inta arrintoodu dhinac u dhacayso. Dowladda Victoriana waxay hakisay, muddo toddobaad ah, bixinta tallaalka Pfizer, taxadder ay ka qaateen dhigaalka oo yar awgeed...
Abdillaahi Ahmed (Buulle) oo ka hadlaya rrimo ay ka mid yihiin dhallinyarddii tabobarka ciidan ugu maqnayd Eriteria oo la sheegay in lagu arkay goobo dagaal iyo wax-qabdkiisaa howlaha bulshada.
Warbixin xiiso leh oo ku saabsan koobka kubbada cagta ee Yurub oo bilaabmaya
Dadka ka shaqeeya Australia ee cashuur-bixiyayaasha ahi, waxay helaan lacag dhigaal ah oo loogu talo galay in qofku ku noolaado marka uu howl-gabo. Lacagtaa waxaa la yidhaahdaa 'Superanuation'
Warbixintani waxay qeexaysaa, illaa xad, sida superanuation-ka Australia u shaqeeyo.
Booliiska Federaaliga ee Australia ayaa ku guuleystay inay qabqabtaan horjoogayaal ka mid ah kuwa dembiyada abaabulan, ganacsigoodii daroogadana car-qaladeeyey. Saddex sannadood ayaa si qarsoodi ah loola socdey xogtooda iyadoo ay isu kaashadeen Australia, Europol iyo FBI-du.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners