
Sign up to save your podcasts
Or


Dhibaatooyinka haysta dadka dalka loogu yimid oo iyagoo caruur ah waalidkood laga xaday ee loo yaqaan "stolen generation" ayaa wali wajahaya dhibaatadii soo gaartay.
Cabidda sigaarka ayaa lala xariiriyay kansarada qaarkood.
Dad badan oo Australian ah ayaan dareensanayn ama dhayalsada muhimadda dardaaranka. Dardaaranku wuxuu muhiim yahay in hadtida qofka dhintaa ka tago loo dhaxlo sidii uu qofkaasi rabey ama rabi lahaa. Taas beddelkeeda, sharciga dowladda ayaa lagu kala qaybiyaa dhaxalka marka la waayo dardaaran qoran.
Victoria ayaa laga helay saddex caabuq uu cusub 24kii saacadood ee ugu dambeey. Dowladda ederaalkuna waxay hadda gorfaynaysaa inay si sharci ah ugu khasabto shaqaalaha guryaha xannaanada dadka waaweyn iyo kuwa naafadaa ahi inay iska tallaalaan COVID-19. Ustaraaliyana waxay soo xidhay safaaraddeedii Kabul ammaan darro awgeed.
Todobaadkan waxaa la xusaa dib u heshiinta dadka dalka loogu yimid iyo shacabka Australia intiisa kale.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners