
Sign up to save your podcasts
Or


Wadahadalka arimaha doorashada iyo warar kale ee Soomaaliya.
Warbixin ka hadlaysa barnaamujka soo galootiga dalkan Australia iyo dadka ku yimaada fiisooyinka xirfada.
Masar iyo Qatar ayaa ka shaqeeyay xabad joojin la dhexdhigay Isreal iyo Falatiiniyiinta kadib 11 maalmood oo dagaal socday.
Madaxweynaha Maraykanka iyo xoghayaha QM ayaa ka mid ah dadka soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta.
Aamino Muuse Weheliye oo ka hadlaysa handadaad dhanka social media (cyberbullying) oo iyada laftigeeda loo gaystay "Police protection ayaan 4 bilood ku jiray, gurigii aan degganaa ayaa la iga raray waxaa la i dejiyay Birmingham"
Talooyinkeeda waxaa ka mid ah "Gabdhaha yaryaroow nimanka sawirada idin waydiinaya ha u dirina"
"sawirada caruurinhiina ka daaya social media-ha"
Waraysi dheer halkan ka dhagayso.
Iyadoo ay wali socdaan colaada u dhaxaysa Isreal iyo Falatiiniyiinta ayaan waxaan ku eegaynaa warbixintan taariiqda dheer ee colaadan.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners