
Sign up to save your podcasts
Or


Madaxda ku shirsanayd xerada Afisyooni ayaa ku heshiiyay hanaanka doorashada dalka laakiin ma fulidoonaan dhamaan qodobada lagu heshiiyay?
Golaha xaquuqul binaadanka QM ayaa bilaabay baaritaan lagu samaynayo colaadii Gaza iyo inay noqon karto danbi dagaal.
Qofkii ugu horeeyay oo Africa ka soo jeeda ayaa loo doortay baarlamaanka West Australia. Gabdhan ayaa sheegtay inaysan Afka English ku hadli karin markay dalka timid 2005.
Waxaa hal sano ay ka soo wareegatay dilkii George Floyd oo dhaliyay dibad baxyo caalamka oo dhan ka dhacay oo looga soo hor jeestay cunsuriyada iyo tacadiyada boolisku gaysto.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners