
Sign up to save your podcasts
Or


Dad badan oo Australia degganaa ayaa ka guuraya oo dib ugu laabanaya waddamadoodii hore, iyagoo qaarkood sheegeen inaanay dib ugusoo laaban doonin Australia. Dadkaa ayaa ka cabanaya xannibaadaha dabo dheeraaday ee xuduuddaha Australia COVID-19 awgeed, iyagoo sheegay inaanay qoysaskoodii ka maqnaan karin....
Australia waxaa ka jira iskuullo loogu talo galay ardayda caqliga badan oo waxbarashada ku dheereeya. Ardaydaa oo loo yaqaan 'gifted students' ama ardayda hibeysan, oo aanay ku filleyn duruusta laga bixiyo iskuullada caadiga ah ayaa loogu talo galay. Baahida loo qabo oo sarraysa awgeed, imtixaan adag ayaa loo galaa.
Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in dadka lagu wacyigaliyo si ay u qaataan talaalka COVID-19 ee dalkan Australia.
Haddaba waxaan doorka culumada ka waraysanay Sheekh Ciise Muuse oo ka mid ah culumada dalkan Australia.
Dhawaan wasiirka arimaha dibadda Israel ayaa booqday Masar, haddaba muxuu ka dhignayd booqashadaasi?
Iyadoo Melbourne uu mar kale COVID-19 ka dilaacay, waxaa socda wacyi-galinta bulshada Soomaalida.
Mahad Warsame oo bulshada Soomaalida la shaqeeya ayaa SBS Somali uga waramay arimaha COVID-19.
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners