
Sign up to save your podcasts
Or


Miisaaniyada sanadkan ee dalka Australia ayaa la soo bandhigay. Haddaba yaa ka faa'iiday yaase ku qasaaray?
Miisaaniyadii sanadkan ayaa lagu sheegay in soogalootiga cusub ay sugidoonaan 4 sano inay cayrta xaq u yeeshaan.
Warar kale ee miisaaniyada halkan ka dhagayso.
Soomaalida ku nool dalka Hindiya ayaa waxaa sameeyay COVID-19 dalkaas ka dilaacay.
Waxaa nooga waramay Qaasim Muuse Dhuxulow oo ah suxufi madaxbanaan kuna sugan Caasimada, Delhi.
Wararka caawa waxaa ka mid ah:
Nin reer Victoria ah oo soo dhamaystay 14 maalmood oo karantiil oo laga helay COVID-19.
Miisaaniyada caawa oo laga filayo in maalgalin lagu bixiyo Haweenka, xanaanada caruurta, dadka naafada ah iyo xanuunada dhimirka.
Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud wuxuu waqti dheer ka shaqaynayay xalinta colaadaha dhexmara qabiilada Soomaalida. Wuxuu ka waramayaa sababaha colaaduhu ku bilowdaan, sida loo xaliyo.
Wuxuu sheegay in colaadaha diinta ku salaysan ay sii kordhayaan.
"Qofkii Soomaliga ahaa loo dilayo 'inaad aniga ii ekaato ama kabahaygu kuu xirmaan mooyee, haddii kale Islaam ma tihid'."
From the publisher's feed

10 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

3 Listeners

0 Listeners

1 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners

0 Listeners